GTranslate

In this section

Superintendent's Message regarding the recent school shooting in Florida

Feb. 15, 2018

Dear One91 Families,

After the tragic and horrific events in Parkland, Florida yesterday, I know all of our thoughts are with the students, families and staff who are affected. Today is a tough day for all of us who work in schools.

After our initial horror and sadness about the event in Florida, immediately our thoughts go to the safety of our own students, our own children who are in school. Here in District 191, we are committed to providing the safest possible schools for students and staff members.  It is a topic that is constantly on our minds and in regular conversations.  We care deeply about our students and staff.

We have taken many steps to increase safety. Recent renovations as a result of Vision One91 improved security at our schools, including secured entryways, closing classrooms, and upgraded or expanded security camera systems. All schools participate in five lockdown drills each school year, and we work closely with our local police departments to make sure our plans and practices align and that our responses to any situations are coordinated.

We know, however, that the most important safety measure we can provide is a strong community where students, staff and community members are connected to each other and care for one another. If you feel that you or another member of our community needs help, please reach out to a staff member at your child’s school and encourage your children to do the same.

As a parent or guardian, you may have questions about how to help your child through emotions they may have. You can always talk to teacher, counselor or other staff member at your child’s school, or I encourage you to use resources available online at www.nasponline.org/children-and-violence.

Thank you for partnering with us to be a strong community that comes together to support our students.

Sincerely,
Cindy Amoroso, Superintendent


Qoysaska khaaligah ee one91,

Kadib markay ka dhacday arintan naxdinta iyo cabsida leh Parkland, Florida, waxaan ognahay in aan kuli laxunahay kana fakarayno qoysaska iyo shaqaalaha ay saameeyeen dhacdadii naxdinta leheed. Maanta waa maalin aad udhib ah kuligeen iskuulada ka shaqeeya.

Kadib markay dhacday arintaan naxdinta leh Florida, si dhaqsa ah waxaan isku taxluujinay sugida amaanka ardaydeena hadda ku jira iskuulka. Xagan degmada one91 waxaan xooga saarna inaan hubino nabada iyo badbaadada iskuulada ay dhigtaan ardaydeena xubnaha shaqaalaheena. Waana mawduuc si joogta ah maskaxdeena uga dhex qeeliya oo aaan aad uga fakarno oo keena wada hadallada joogtada ah. Waxaana aad uga taxaddarnaa ardayda iyo shaqaalaheena si’ay helaan dugsiyo amaan leh.

Waxaan qaadnay  tallaabooyin muhiim ah laguna sugiyo amaanka, Dayactirada iyo dib uhabaynta cusbaa ee laga hergeliyay Aragtida/Vision One91 ayaa wuxuu horumar kusameeyay sugida ammaanka dugsiyadeenna, tasoo ay ku jiraan gelitaan dugsiga amaanka la sugo, xidhitaanka fasallada, dib u habeeynta ballaaran lagu sameeyay nidaamyada duubinta kamarada ammaanka. Dhamaan dugsiyada oo dhan waxay ka qaybgalaan tababar loogu diyaargarga markii ay dhacaan arrimaha degdeg ah, 5 mar ayaa lagu tababaraa xirida iskuulada si amaanka loo sugi,  waxaanan aad ula shaqaynaa waaxda booliska/askarta ee degaanka si’aan u hubinno in qorshesheena iyo talabooyinka sugida nabada ay isku dhow yihiin si aan iskula shaqeeno markii arin qatar ah dhacaan.

Waan ognahay, in tallaabada ugu muhiimsan sugida amaanka ay tahay bulsho isku xiran oo xoog leh, si ay ardayda, shaqaalaha iyo xubnaha bulshadu isla shaqeeyaan, iskuna takuleeyaan. Haddii aad dareentid in adiga ama xubin ka mid ah bulshadeena ay ubaahanyihiin caawimaad, fadlan la xiriir xubnaha shaqaale oo ka tirsan iskuulka ilmahaaga oo ku dhiiri geli caruurtaada in ay\ sameeyaan sidoo kale

Walidiinta iyo masuulka, waxaa laga yabaa inaad su’aal ka qabto sidii aad u cawwin laheed ardaygaaga markii dhacdo naxdin leh, waxaa badanaa dusha usoo baxa dareeno badan lasoo. Shabakada hoose wuxuu ku siinayaa talabooyin ay waalidiinta iyo shaqaaluhu u isticmaali karaan inay kala hadlaan dhacdada naxdinta leh carruurtooda, sida arrimaha ku saabsan dagaalka xasuuqa ama xadgudubka wax ugeesashada dadka kale: www.nasponline.org/children-and-violence.

Waad ku mahadsantihiin inaad nala shaqeyneysaan si aan u noqono bulsho xooggan oo taageeraan ardaydeena.

Si daacad ah,
Kormeeraha Guud Cindy Amoroso


Estimadas familias de One91,

Después de los eventos trágicos y horribles en Parkland, Florida ayer, sé que todos nuestros pensamientos están con los estudiantes, las familias y el personal que se vieron afectados. Hoy es un día difícil para todos los que trabajamos en las escuelas.

Después de nuestro horror inicial y la tristeza por el evento en Florida, inmediatamente pensamos en la seguridad de nuestros propios alumnos, nuestros propios hijos que están en la escuela. Aquí en el Distrito 191, estamos comprometidos a proporcionar las escuelas más seguras posibles para los estudiantes y el personal. Es un tema que está constantemente en nuestras mentes y en conversaciones regulares. Nos preocupamos profundamente por nuestros estudiantes y personal.

Hemos tomado muchos pasos para aumentar la seguridad. Renovaciones recientes como resultado de Vision One91 mejoraron la seguridad en nuestras escuelas, incluidas las entradas aseguradas, el cierre de  y los sistemas de cámaras de seguridad actualizadas o ampliadas. Todas las escuelas participan en cinco simulacros de encierro cada año escolar, y trabajamos en estrecha colaboración con nuestros departamentos de policía locales para asegurarnos de que nuestros planes y prácticas se alineen y de que nuestras respuestas a cualquier situación se coordinen.

Sin embargo, sabemos que la medida de seguridad más importante que podemos proporcionar es una comunidad sólida en la que los estudiantes, el personal y los miembros de la comunidad estén conectados entre sí y se cuiden unos a otros. Si siente que usted u otro miembro de nuestra comunidad necesita ayuda, comuníquese con un miembro del personal de la escuela de su hijo y anime a sus hijos a hacer lo mismo.

Como padre o tutor, es posible que tenga preguntas sobre cómo ayudar a su hijo a superar las emociones que pueda tener. Siempre puede hablar con el maestro, el consejero u otro miembro del personal de la escuela de su hijo, o lo aliento a usar los recursos disponibles en línea en www.nasponline.org/children-and-violence.

Gracias por asociarse con nosotros para ser una comunidad fuerte que se une para apoyar a nuestros estudiantes.

Sinceramente,

Superintendente, Cindy Amoroso

Tags:
Posted: Thursday, February 15, 2018 - 09:37